Raisul Wasaarihii hore oo si adag uga hadlay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo

Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ayaa markii ugu horeysay si kulul u weeraray hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo iyo kiiska xasarada abuuray ee Ikraan Tahliil Khayre ayaa talaabooyinka uu qaaday maalmahan Farmaajo ku tilmaamay kuwo dib u dhac iyo   sharaf xumo ku ah  dowladnimada curdunka ah iyo geeddi socodka doorashooyinka. HOOS KA AKHRISO … Continue reading Raisul Wasaarihii hore oo si adag uga hadlay hab dhaqanka Madaxweyne Farmaajo